Visit London Borough of Haringey Homepage
Project

Waad ku mahadsan tahay ka qayb qaadashadaada ilaa hadda!

Salaamu calaykum Xubnaha Bulshada,Waad ku mahadsan tahay ka soo qayb galka pop up's oo aad fadhido fadhiyada oo aad nala wadaagto aragtidaada ilaa hadda! Waxaad haysataa ilaa Isniinta 9-ka Juun si aad

Your Bruce Grove

Salaamu calaykum Xubnaha Bulshada,

Waad ku mahadsan tahay ka soo qayb galka pop up's oo aad fadhido fadhiyada oo aad nala wadaagto aragtidaada ilaa hadda! Waxaad haysataa ilaa Isniinta 9-ka Juun si aad u dhamaystirto sahanka khadka oo aad uga tagto ra'yi-celintaada. 

Mahadsanid

Kooxda Meelaynta Tottenham

La soco

Raac mashaariicdayada si aad u hesho ogeysiisyo ku saabsan dhacdooyinka soo socda iyo wararkii ugu dambeeyay ee mashaariicda.